Hadalkii Buur-madoow oo Xiisad abuuray & Suldaan si ba’an ugu jawabay +VIDEO

Suldaan siciid yuusuf ducaale oo kamida madax dhaqmadeedka gobolada waqooyi galbeed Soomaaliya ayaa wuxuu si cadho ugu jawaabay hadal kasoo yeedhay Boqor Buurmadow oo ku sheegay in Beesha Habar-jeclo ay go’aansatay inay mudo laba sano ah u kordhiso inuu xilka sii hayo.

Suldaanka ayaa wuxuu sheegay inaysan Beesha Habar-jeclo wax shir ah oo yeelatay ay jirin, Wuxuuna dhaliilo kala duwan dusha uga tuuray Buur Madoow.

Arintaan ayaa waxay Buuq Xoogan ka dhexdhalisay magaalada Hargeisa iyadoona noqotay mida ugu hadal haynta Badan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook