Human rights Oo ka Digay Duqeymo ISIL Ee Ka Socda Siria

Hay’ada Qaramada Midoobay uqaabilsan Xuquuqda aadanaha ayaa ka dayrisay xaladda dalka siiriya kadib duqaymo aan loo meel dayin oo ku dhacay goobo ay ku badan yihiin dadka rayidka ah
Human rights ayaa soo saaray warbixin ka kooban 664 sanadkan aynu ku guda jiro taasoo looga hadlay tacadiyada ka socda dalalka Ciraaq Iyo Siiriya

Warbixinta ayaa sidokale lagu soo hadalay qaaday kabixitaankii ciidamda Maraykanka dalka ciraaq waxyaabihii ka dhacay muddada ay kamaqanyihiin ee shacabka loo gaystay iyadoo sidoo kale warbixintu ay taabatay in ay jiraan tacadiyo ka dhan ah aadanaha oo ay geeystaan dhinac yada isku haya Dalalka Siiriya Iyo Ciraaq
Qaar kamid ah Dalalka Reer gabeedka ee Duqaymaha kawada Gudaha Dalalka Siiriya iyo Ciraaq ayaa ku bar tilmaamaydsanaya Kooxda Lamagacbaxday Khilaafada Islaamka oo muddo ka dagaalamaya dalalkaasi waxaana reer galbeedka ay taageero siinayaan Ciidamada Milatariga Siiriya Iyo Ciraaq Ee Dagaalka Kula Jira IS IS

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook