Heesaa Caan Ka Ahaa Dalka Jarmal Oo Kubiiray Kooxda Isis+ Sawiro +Video

Heesaa Caan Ka Ahaa Dalka Jarmalka Oo Lagu Magacaabo Denis Cusper Ninkaan Ayaa Horey Loogu Diiwaan Geliyay Inu Ahaa Burcad Waxana UU Qaadi Jiray Heesha Looyaqaan Rapka.
Waxaana Iska Dhalay Aabo Jarmal Ah Iyo Hooyo Gaanees ah.
Muqaal Ay Isiis Baahisay Ayaa Lagu Arkay Isagoo Madaxyo Go An Kor Uhaya

is is1 is3 is4

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook