Hordhaca filim Cusub oo Caalamka aad looga hadal hayo & Barkhad oo ku jilaya Qeyb yaab leh+ Video

Waxaa Soo baxay Hordhaca FILIM-CUSUB kaasi uu agtar Ka yahay Jilaaga Soomaaliyeed mar qura soo caan baxay BARKHAD ABDI iyadoona filimkaasi lagu magacaabo movie trialer -Hawaii Five oo Ah filim ACTION ah oo dhamaan Aduunka dhan laga daawan doono.trialer -Filimka-Hawaii Five oo Ah Filim aad u xiiso badan oo hordhiciisa lagu faafiyay interka iyo Tiifiiyada caalamka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook