Isu tagga Imaaraadka Carabta Oo Qaadaya Dadki Ku dhaawacmay Qaraxi Muqdisho

 

Kadib weerarki ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Muqdisho ayna ku

Waxyeeloobeen masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan Dowladda Somaaliya ayaa

Dowladda dalka Imaaraadka Carabta ayaa si xooggan waxay u cambaareysay

weerarkii argagaxiso ee maanta lagu qaaday hoteelka Centeral ee ku yaalla magaalada Muqdisho,

kaas oo galaaftay nolosha dad gaaraya 21 qof, halka kuwa kale oo badan-na ay ku dhaawacmeen.

 

Madaxweynaha Dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa amar ku bixiyay

in dadka ku dhaawacmay weerarka loo duuliyo dibadda si ay u helaan daawayn caafimaad

Oo Dheero,Laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Emirates News Agency.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook