Ivory Coast oo 21-sano kadib markale gool-kulaad ku qaaday AFCON 2015 +Sawiro

Xulka kubadda cagta Ivory Coast ayaa ku guuleeystay koobkii Africa Cup of Nations markii kulankii Finalka xulka Ghana kaga badiyeen 9-8 gool-kulaadyo ,iyagoo halkaasi ku qaadey koobkii ugu horeeyay tan iyo 1992-kii.

Goolhaye Boubacar Barry ayaa ahaa geesiga xulka Les Elephants markii laadad dhowr ah qabtay,sidoo kale tuurashadii ugu danbeeysay ka qabtay Brimah Razak, kadibna isla isaga dhaliyey midkii guusha ee tababare Herve Renard‘ iyo Maroodiyayaasha ku xaqiijiyeen hanashada AFCON 2015.

Bartamaha waqtigii caadiga ee kulanka ayaa cayaarahan Christian Atsu u dhowaadey inuu hogaanka u dhiibo xulkiisa Black Stars markii uu birta garaacay,laakin labada dhinac waxay ku qasbanaadeen iney cayaaraan waqtigii dheeriga ee 30-ka daqiiqo maadaama 0-0 ku dhamaaday kulanka,tiiyoo sidoo kale leysla gaaray gool-kulaadyo Penalty guushu ku raacdey Ivory Coast inkastoo 9-8 leysla gaaray.

GUDAHA IYO GEESAHA GAROONKA

Ghana (4-3-3): Razak; Boye, Rahman, Mensah, Afful; Mubarak, Acquah, Ayew; Atsu (Acheampong, 115), Gyan (Agyemang-Badu, 120) Appiah (Ayew, 98)

Subs not used: Sowah, Gyimah, Awal, Rabiu, Asante, Otoo, Amartey, Accam, Dauda

Ivory Coast (4-4-2): Barry; Bailly, Aurier, Kanon, Toure; Tiene (Kalou, 114), Die, Toure, Gradel (Doumbia, 66); Bony, Gervinho (Tallo, 120)

Subs not used: Mande, Viera, Roger, Doukoure, Akpa Akpro, Diomande, Traore

Booked: Die, Tiene, Kanon, Bailly

Referee: Bakary Gassama

i1 i2 i3 i4 i5 i6 i7 i8 i9

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook