opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Louis Van Gaal” oo sii ileeleysanayo Goolhayihii badali de Gea

Share

Macalinka kooxda kubada cagta Manchester United ayaa kadhawaajiyey hadal layaab ku abuuray Taageerayaasha kooxda Man United kaas oo ah in uu sii ileeleysanayo Goolhayihii badali lahaa marka uu kooxda katago kan hada Jooga ee David de Gea.

Louis Van Gaal ayaa shir jaraa id kasheegay in ay doonayaan Goolhayaha dalka France ee Kooxda Tottenham Hugo Lloris kaas oo ay badal uga dhigi doonaan Goolahayahooda dalka Spain ee David De Gea kaas oo ay macquul tahay inuu kubiiro Real Madrid marka uu dhamaado Xili Cayaareedkaan.

Markii uu furnaa suuqa kala iibsiga Cayaaryahanada bishii lasoo dhaafay ee Janaayo ayaa lasheegayaa inuu aad ugu dhawaaday kubiirista kooxda Real Madrid oo kudooneysa lacagtii ugu faraha badnayd ee abid lagu iibsado lacag aad u farabadan waxaa sidoo kale jira walaac weyn oo uu abuuray hadalka Macalinka Man United ee sheegaya inuu doon doonayo badalkiisa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook