opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Macalinkii Kooxda QPR Harry Redknapp oo iscasilay

Share

Macalinkii kooxda Kubada cagta QPR ee Horyaalka Premier League ayaa iska casilay shaqadii kooxdaas kadib markii uu hoos u dhac kuyimid naadigaas oo kaalinta 19 aad kaga jirta Horyaalka Xili Cayaareedkaan.

Harry Redknapp oo 67 Jir ah ayaa naadigaan Macalin u ahaa Sanadihii lasoo dhaafay waxaana uu Sanadkaan wadey kaalinta 19 aad 23 kulan oo uu dheeley sidaa daraadeed ayuu isaga casilay shaqadii kooxdaas.

Ninkaan waayeelka ah ayaa kacarooday sida lasheegay kadib markii loosoo iibin waayey Cayaaryahano uu dalbaday bishii lasoo dhaafay ee Janaayo kadibna waxaa kuxirmay Suuqa kala iibsiga Cayaaryahanada qaarada waxaana Shir Jaraa id oo uu goordhow qabtay kusheegay inuu gebi ahaanba shaqadii isaga tegay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook