Madaxweynaha Galmudug oo Siweyn Logusoodhaweeyay Cadaado,Kulamo Socda +SAWIRO

magaalada Cadaado ee Xarunta Xibin iyo Xeeb aya Waxaa Magaladaaasi Goor dhaw ka Dagay Wafdi uu Horkacayo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka galmudug oo Barqonimadii Maanta Muqdisho ka Soo Anbabaxay

Garoonka Cadaado ayaa Waxaa ku Soo Dhaweyay mas,uuliyin ka Tirsan Xibin iyo Xeeb Qaybaha Kala duwan ee Bulshada Cadaado iyo Sidoo Kale Bahda Waxbarashada.
Wararka Ayaa Soo Sheegaya In Hada Kulan Albaabada U Xiran Uu dhexmarayo Wafdiga Madaxweynaha Galmudug iyo Masuuliyiinta Ximan Iyo Xeeb.Waxana kulamadaasi ay Yihiin Kuwo Saxafada ay Banaanka ka Joogaan

Kulanka Aywada Qadanayan madaxda Xibin iyo Xeeb iyo Galmudug wuxuu ku Qotomaa arimo la Xiriira Shirka Maamul u Samaynta iyo in isku meel ay uga soo Horjeestaan .
Guud ahaan Amaanka Cadaado ayaa la Adkeyay Waxana Magalada Dhax Socda Askar ka Tirsan Ciidamada amaanka Xibin iyo Xeeb .

cadado cadado1 cadado2 cadado3 cadado4 cadado5 cadado6 cadado7 cadado8 cadado99 cadado999

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook