Maxa kala qabsaday Cristiano Ronaldo iyo wiil yar oo kubadaha sooqabta+ Video

Waxaa lasoo saaray arin layaab leh oo kala qabsatay Xidiga aduunka ugu fiican xiligaan Cristiano Ronaldo iyo wiil yar oo kubadaha kasoo qabta Garoonka kooxda Atletico Madrid oo shaly sixun loogu garaacay Naadiga Real Madrid.

Wiilkaan yar ayaa kubad Banaanka u baxday oo uu soo qabtay waxaa isaga oo deg degaya usoo doontey Xidiga Cristiano Ronaldo laakiin muxuu sameeyey Canugii yaraa kubadii ayuu dhulka kutuuray taas oo uu Ranaldo aad uga xanaaqay oo inta fiiriyey Wiilkii yaraa isaga dhaqaaqay isaguna ma eegine waa yasay waa Wiilka yare.

Wargeysyada kasoo baxa dalka Spain ayaa maanta soo qaatay isla markaana siweyn u hadalhayey sheekadaan dhex martay Xidigaan iyo Wiilkaan yar ee kubada kasoo qabta Garoonka Atletico Madrid laakiin Ronaldo masamayn sidii uu sameeyey Xidiga kooxda Chelsea ee Eden Hazard, oo gacanta ula tegay Wiilyar oo kubadaha soo qabta kaas oo kadaahiyey kubada markii uu soo qabtay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook