opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Mo Farah Oo Jebiyay Rikoor u yiil Orodyahanka Itoobiya Kenenisa Bekele+ VIDEO

Share

Orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse haysta dhalashada Britian Mo Farah ayaa jebiyey rikoorkiisii ugu horeeyay ee sanadkan 2015, kadib markii uu ku orday 8 min 3.40 seconds tartanka two-mile ee maanta ka dhacay magaalada Birmingham.

Mr. Farah ayaa jebiyay rikoorkii hore u yiil orodyahanka reer Itoobiya Kenenisa Bekele oo ahaa 8:04.34, waxaana Mo farah oo si xarago leh uu u jebiyay rikoorkaasi isagoo ku qaaday 8.3.40 seconds.
Mo Farah ayaa maanta gaaray riyadii uu doonayay ee ahaa in uu jebiyo rikoor hore caalamka loo dhigay, waxana uu sheegay in tani ay u tahay bilow jebinta rikoorada tartamada orodada dunida.
Tartankan oo ahaa kii ugu horeeyay ee uu Mo Farah galo sanadkan 2015 ayaa waxaa aad u hadal hayay warbaahinta caalamka, gaar ahaan kuwa Britian kadib markii toddobaadkii hore ay is dhaafsadeen ereyo kulkul orodyahanka kale ee reer Britain Andy Vernon.
Mo Farah oo ka hadlayay hadalkii Andy Vernon ee ahaa inuusan aheyn British una qalmo in biladaha uu ku guuleysanayo uu ku guuleysto Andy Vernon ayaa wuxuu sheegay in hadalkaasi ay u noqotay dhiirigelin inuu rikoorka 2 mile jabiyo, wuxuuse yiri, ” Wixii dhacay waa dhaceen ma doonayo inaan gadaal u noqdo”.

Athletics - Sainsbury's Indoor Grand Prix - Barclaycard Arena mo-farah-win-2

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “Mo Farah Oo Jebiyay Rikoor u yiil Orodyahanka Itoobiya Kenenisa Bekele+ VIDEO”

  1. mo has been greet all ways keepon doin what yo doin im happy for u

  2. mo is greet mo go mo mo go

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook