M/weynaha Jabuuti oo Dhagax dhigay Akadeemiyo Goboleedka Afka Soomaaliga +SAWIRO

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa Dhagax Dhigay Xarunta Akadeemiyada Afka Soomaaliga oo Xarunteeda laga Furay Magaalada Muqdisho,gaar ahaan Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Amaanka Xarunta Madaxweynaha Jabuuti uu ka dhagax dhigay Akadeemiyada ayaa si weyn loo adkeeyay Waxaana Amaanka sugaya Ciidamada Amaanka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti ayaa la filayaa in uu ka qeyb galo oo uu Khudbad ka jeediyo Xuska Maalinta Afka Hooyo oo loo asteeyay 21-ka Febreuray.

GEEL GEEL1 GEEL2 GEEL3 GEEL4 GEEL5 GEEL6 GEEL7 GEEL8

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook