opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ninki Soomaaliga ahaa ee dilay Xaaskiisa u dhashay 6 Carruur ah +VIDEO

Share

Sida aan horay idin kugu soo gudbinay Nin Soomaali ah (41 jir) ayaa Caasimadda labaad ee dalka Norway ee Bergen waxa uu ku dilay xaaskiisa (39 jir) una dhashey carruur 6 ah, oo kan ugu weyni 18 jir yahay.

Ninkan musiibada geystay ayaa si iskiis ah waxa uu isugu dhiibay Booliska Norway, kadib markii uu falkan wuxuushnimada ah ku kacey, isagoo weliba si cad u qirtay inuu dilay xaaskiisa, waxaana ku socda baaritaano iyo su’aalo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook