Norwey Aabo Soomaliyeed Oo Xaaskiisa Oo 6 Caruur ulahayd Kudilay

Hooyo lahayd 6 caruur ah ayaa waxaa lagu dilay caasimada labaad ee dalka norwey magaalada layiraahdo Bergen.
Hooyadaaan oo da deeda lagu sheegay 39 jir ayaa meed keeda lagahelay Gurigeeda Oo Kuyaal Xaafada Folles Askoy oo ah meel bananka ka ah magalada Bergan.
Ninkeeda oo 41 sano Jir Ah Ayaa Tagay Xabsiga una Sheegay Boliska Inuu Soodilay Xaaskiisa isagoo horey usooqaatay boorsadiisa silooxiro.
boliska ayaa helay aqbaar Saacadu markay 13.21 maanta oo arbaca ah kadib markii uu ninkii waxdilay tagay xabsiga una sheegay waardiyihii inuu xaaskiisa soodilay.
ilaa iyo hada lama oga sababta uu udilay xaaskiisa.
isla markiiba xasbiga ayaa ladhigay waxaana guriga loodiray bolis si ay usoobaaran waxa kajira arinka .
Familkan Ayaa Haystay Dhalashada Norwey Inkastoo Asalkooda somaliyihiin Caruurtana 1sano Ilaa 18 sano jir.
waxaana hada caruurta lawareegay kuwa looyaqaan barnvernet oo ah kuwa caruurta daryeela.
HALKAN KA AQRI HADAD NORWEGIAN GARANAYSO

bergbeg2

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook