Odaayasha Galmudug “Kamaanan Bixin Shirka Dhusamareb, Anaga Ayaan Wadna”+COD

Odayaasha Dhaqanka Galmudug Ayaa Beeniyay In Shirka Nabadeenta Ee Kasocda Dhuusa Mareeb Ay Kabaxeen, Waxayna Sheegeen In Wax Garadka Kasocda Mudug ay halkaan joogaan.
Kulanka Ayshalay kuyeesheen magalada dhuusamareeb ee xarunta Galgaduud ayaa waxaa kusugnaa odayal iyo cuqaal kasoojeeda galmudug.
sidoo kale waxaa halkaasi joogtay xildhibaanad Jawaahir Tahliil Warsame oo iyana sheegtayIn Halshaqsi uusan Matalin Bel Dhan Ayna Shirka udhan yihiin odayaasha matalayay Galmudug.

HALKAN KADHAGAYSO HADALKA ODAYAASHA GALMUDUG

 

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook