Odayaasha Dhaqanka Galmudug Oo isaga Baxay Shirkii Dib u heshiisiinta Dhus-mareeb +sawiro+video

 

Kulan Ay Golayaasha Dowad Goboeeda Galmudug Ku yeesheen Maanta Magaalada Gaalkacyo ayeey Kaga dhawaaqeen in ay taageersanyihiin Go’aanka Odayaaha Isaga soo baxay shir dib u heshiisiin ah oo beelaha wada daga Gobolada Mudug & Gal-gaduud uga Socday Xarunta Galgaduud. Golaha wasiirada iyo Baarlamaanka ayaa sidoo kale waxa ay xuseen in shirka uu ku socdo si marin habaabsan oo ka duwan sidii loogu talo galay.

 

Wasiirka Wasaaradda Kullumeysiga iyo Kheyraadka Badda Ee Galmudug C/qaadir Cali Jaamac ( Qalab-xoor) Ayaa bayaankii kasoo baxay shirka u aqriyey Saxaafadda. Mr. Qalabxoor ayaa sheegay in ay taageerayaan Kabixidda Shirka Dus-marreeb Ee odoyaasha Galmudug Maadaama ayuu yiri ay shirka Dadka Gudoominaya ay yihiin Masharraxiin Siyaasadeed Sida Gudoomiyaha Iyo Ku xigeenka ayana shirka ku sameeyeeyn wax uu ku tilmaamay Marin habaabin.

 

 

QA QA1 QA2 QA4

Wardoon.net

Axmed Taakilo

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook