opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ogaysiis Soomaalida Dagan Oslo iyo Nawaaxigeeda, Gaar Ahaan Waalidiinta….

Share

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee dagan Oslo iyo nawaaxigeeda, gaar ahaan Waalidiinta dhalay caruur dhigata dugsiga sare iyo waliba dadka kale ee daneeya waxbarashada.

in Ururka Ardeyga Soomaaliyeed ee Norwey uu maalinamada talaadada ah bisha Februar ay tahay 24- uu qaban doonaa seminar dhiirigalin loogu sameynayo da,yarta soomaaliyeed in ay waxbarasho heer jaamacadeed ah gaaraan. seminaarkan waxaa kasoo qaybgali doono aqoonyahano soomaali ah oo wax ka bartay jaamacadaha kala duwan ee wadankan, waxayna rabaan inay la qaybsadaan da,yarta kale ee ku haminaysa inay waxbartaan khibradaha ay ka dhaxleen sanadadii ay waxbarashada ku jireen , iyo sidii uga mira dhaliyeen aqoontii kala duwanaa ay soo barteen.

waxaa kaloo iyagana iman doono qaar kamid ah jaamacadaja kuyaal Oslo oo soo bandhigi doono fursadaha waxbarasho ee ay bixiyaan.

Waxaa laqaban doonaa:

Maalinimada Talaadada , bishuna Aytahay 24-02-2015

Saacada: 17:00 ilaa 21:00

Goobta lagu qaban doono: Høgskolen i Oslo og Akershus , Adresska: Pilestredet 35, 0166 Oslo

Sida aad ku iman karto: Trikk, 11,17, 18. waxaadna uga dagaysaa: Holbergs plass

Wixii warbixin dheeri ah ee aad rabtid inaad ka ogaato waxaad la xiriiri kartaa

Said Maxamud tlf:94841977

 

multi

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook