opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Qareenka Shabelle oo Sir Qarsooneed Fashilay+ Cod

Share

C/kariin Axmed Maxamed oo ah Qareenka u doodaya  Idaacada Shabelle ayaa maanta ka horsheegay Maxkamadda Gobolka Banaadir oo dib u dhigtay Dacwada Wariyaasha in Arrimo siyaasadeed ay Dacwadu isku badashay.

Qareenka ayaa sheegay in Wariyaasha Shabelle lagu waayay wax Danbi ah oo Xeerilaalinta Maxkamadda ay ku weysay islamarkaana aysan Dastuurka waafaqsaneyn in Muwaadin Soomaali ah uu Danbi la’aan Xirnaado 45 Cisho wax ka badan.

C/kariin ayaa sheegay in Shabelle laga leeyahay Xirnaanshaha Wariyaasheeda Dano gaar ah oo Siyaasiin iyo dadka kale ay Arrinta ku jiraan.

Waxaa uu hadalkaan imaanayaa iyadoo Wariyaasha Shabelle Dacwadooda dib loo dhigay 1-da Bisha Soo socota Ee March.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook