opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

R/Wasaaraha Dalka Czech oo la Dharbaaxay & Dagaal gacan ka hadal oo dhacay+ Video

Share

Waxaan Halkaan idin kugu soo gudbineynaa Arin Warbaahinta Caalamka ay hadal heyso taas oo ah Ra’iisul Wasarahaa Czech oo si Toos ah u dharbaaxay Wasiirka Caafimaad ee dalkaasi oo ku Eedeyey in uu gudan wayey waajibaadkiisa.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa wasiirka ugu tagay Kursi dhax yalla goob ay ku wada sugnayeen oo ay dad badan fadhiyeen kadibna dharbaaxo kulul indhaha kaga bixiyey.
Wasiirka Caafimaad Czech ee la dharbaay in uu goobta isaga tgao warqadihiisa aruursaday isga oo ay ka muuqato caro xoogan iyo ciil .
Ra’iisul Wasaaraha isla Markaana ka jawaabo eedeymo loo heyso waiirka ayaa soo laabtay waxa uuna agta kasoo istaagat Raysal Wasaaraha dhowr kalmadood is difaacid iyo jiir xumeyn waxaana bilaabatay in raysal wasaraha iyo markii danbe ay gacmaha iskula tagaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook