Safiirka Dowladda Jabuuti Oo Muqdisho Socdaal Ku Tagay

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya Danjire Dayib Dubad Robleh
Labada Masuul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal iskaashiga dhinac yada horumarinta adeegyada bulshada ka qayb qaadatay La Dagaalanka Argagixisada iyo doorka ay labada dal ay iska kaashan karaan

.
Dowladda Federaalka Soomaaliya , waxa ay kaga mahad-celineysaa ciidamada Djibouti ee ka howl gala Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan , kaalinta muuqata ee ay ka qaateen nabadda iyo deganaanshaha , iyagoo ku howlgalaya magaca AMISOM

Kulanka labada dhinac ayaa imaanaya xilli madaxweynaha dowladda jabuuti uu dhawaan booqasho laba cisho qaadatay uu ku yimid magaalada muqdisho islamarakaana socdaal gaaban uu ku tagay magaalada baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook