opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Salaad Cali Jeele “Waxaa la mid ahay qof dhimatay oo idinkaaga warameeyso sidii loo dilay+ Cod

Share

Waa wareysi dheer oo lala yeeshay Salaad Cali Jeele oo si qoto dheer uga hadlay Weerarkii lagu qaaday Hotel Central ee Magaalada Muqdisho, iyadoona wax laga weydiiyey waxa uu ka yaqaan gabadhii isku qarxisay Hotelka.
Mr Jeele, wuxuu sheegay in haweenaydaasi ay kaftami la jiray haweenaydaasi isku qarxisay hotelka Central ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale wuxu ka sheekeeyay waxyaabaha ay ka qaban jirtay hotelka, iyo tuhunkii ugu horeeyay ee abid galay tan iyo inta uu degenaa hotelka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook