(Sawiro-Dhageyso)Hay’ado Kasocda UN oo Maanta La kulmay Madaxda Galmudug.

Saraakiil Ka socday Hay’adaha UN ayaa kulan xasaasi waxa ay la yeesheen Masuuliyiinta Maamulka Galmudug iyagoo ka wada hadlayey arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin sidii Di u dajin loogu sameyn lahaa dadka soo arakacay ee ku nool waqtigaan Deegaanada Galmudug

Saraakiishaan UN oo ka socday illaa 6 Hay’adood ayaa kulan saacado qaatay kadib waxay sheegeen in ay Galmudug iyo UN isu afgarteen waxyaabihii looga wada hadlay.

Duqa Magaalada Gaalkacyo Ee Galmudug Bile Dini Cali oo ka mid ahaa masuuliyiinti shirka ka qayb qaadatay ayaa markii kulanku uu dhamaaday saxaafadda waxa uu uga warbixiyey Waxyaabihii Shirkaas looga wada Hadlay. Dhagayso Codka Maayarka Bile Dini Cali.

hoos ka dhageyso Codka Bile Diini Cali

 

Hoos Ka Daawo Sawirada 

123467910

Wardoon.net

Axmed Taakilo. 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook