opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Shariif Xasan oo Walaalkiisa Madeer Ka Dhigtay Lataliye Iyo Turjumaan +VIDEO

Share

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah Madaxweynaha Maamul Goboleedka 3-gobol ee kala ah Baay, Shabeelaha Hoose iyo Bakool ayaa siduu doona ka yeelaya Siyaasadda Dadyowga uu matelo taasina waxaa sahal uga dhigay Dhaqaalaha farabadan uu ku dhacay magaca Soomaaliya intuu ahaa Afhayeenkii Baarlamaanka iyo Wasiirkii Maaliyada Dowladihii Kumeel gaar ahaa.

Shariif Xasan oo horey Wiilkiisa ugu dhigay Xildhibaan ayaa iminkana Walaalkiisa lagu magacaabo Madeer ka dhigtay Lataliyihiisa iyo Turjumaankiisa qaaska ah taasina waxay caqabad ku tahay Beelaha uu Hogaanka u hayo, waayo Rag Walaalo ah inay Siyaasadda Beelahaas la wareegaan ma ahan Caqli Shaqeynaya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook