Sirta ka dambeysa cida hor taagan Maamulka G/dhexe+ Video

Dood looga hadlay xaaladda gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa lagu lafa guray qalalaasaha siyaasadeed ee G/dhexe, iyada oo ay jiraan khilaaf ka dhex jira dadka deegaanka. Sidoo kale waxaa looga hadlay doorka ahlusunada hubaysan iyo caqabadda ay ku keeni karto hanaanka ay dowladda dhexe ku kasban karto taageerada dadka gobolada dhexe.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook