SOMALILAND OO HAKISAY WADA HADALKA SOMALIYA+COD

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay hakad ay galiyeen wada hadaladii ay kula jireen Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hadalkan ayaa yimid markii Magaalada Hargaysa, kulan uu ku dhaxmaray Gudi Maamulka Somaliland u xilsaartay wada hadalada labada dhinac iyo xisbiyada Siyasadeed ee ka dhisan magaaladaasi Hargaysa.

Sababaha hakadka wada hadaladii kala dhaxeeyay dowladda dhexeayay Soomaaliland ku sheegtay doorashooyin Maamulkaasi uu isku qaban qaabinayo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook