Ugaas Maxamed Wali oo Hanaanka Federaalka Soomaaliya Kadeeriyay+ Cod

Iyadoo Soomaaliya ay kamid tahay Wadamada qaaday Hanaanka Federaalka ayaa Qaadashada iyo sida Dowladda Soomaaliyeed ay ugu dhaqanto Fedaraalka waxaa dhaliil ka keenay Qaar kamid ah Waxgaradka Soomaaliyeed.

Ugaas Maxamed Wali oo kamid ah Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Hanaanka Federaalka ee Soomaaliya ay qaadatay uu Dhib u keenay ummadda Soomaaliyeed,waxaana uu Xusay in Soomaali badan uu isku diray oo qaarkood ay isku dileen.

Ugaas Maxamed ayaa Tilmaamay in Dadka Soomaaliyeed aysan aheyn kuwo xiligaan u bisil qaadashada Hanaanka Federaalka islamarkaana uu dhib u horseedi karo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook