opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiir ka tirsanaa S/land oo kashifay in siilanyo usocdo DF +VIDEO

Share

Wasiirkii Kaluumaysiga, kheyraadka badda iyo Horumarinta dekadaha Somaliland Dr Maxamed Yaasiin Xassan ayaa ka dhawaajiyey in xukuumadda Siilaanyo ay lacago badan ku qaadatay sidii maamulka Somaliland ay uga mid noqon lahayd dowladda federaalka Soomaaliya.

isaga oo ku eedeeyey in xubno urur diimeedyo ka tirsan inay majaraha u qabteen siyaasadda xisbiga kulmiye. Waxa kale oo uu xusey in Ethiopia ay soo gudbisay magacyada Xubno shabaab ah oo xukuumadda kulmiye ka tirsan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook