Masuuliyiin Ka tirsan Dowladda Soomaaliya Oo Kugeeriyoday Qaraxii Maanta.+ Sawiro

Sida la Xaqiijiyay Qaraxyadii maanta ka dhacay Hottelka Centeral ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kamid ahaa Dadkii ku geeriyooday  Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Banaandir Maxamed Aadan Caano Geel,Xildhibaan Furdug oo Baarlamaanka kamid ah,C/shakuur Mire aadan oo ka tirsan Mas’uuliyiinta Xisbiga Daljir,iyadoona Dadka Dhaawacmay ay ku jiraan C/qaadir Cali Cumar iyo Cali Jaamac Jaangali.

Dadka ku dhintay Weerarka ayaa lagu qiyaasay 25 Ruux,waxaana Dhaawaca uu gaarayaa ilaa 50 Ruux.

Isbitaalka Madiina ayaa la dhigay 39 Ruux oo dhaawacyo kala duwan qaba,iyadoona Wali Laamaha Amaanka aysan ka hadlin.

qar qar1 qar2 qar3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook