opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

West Ham Oo Ka Badbaaday In Laga Saaro Koobka FA Cup Ka Dib Markii ..

Share

West Ham ayaa lagu ganaaxay 71 kun ginni ama 110 kun doolar ka dib markii ay jabiyeen sharciga FIFA oo ay weeraryahan Diafra Sakho ka celiyeen inuu xulkiisa Senegal u ciyaaro Koobka Qaramada Afrika.

Weeraryahanka Sakho ayaa looga reebay xulka Senegal dhaawac dhabarka ah laakiin 18 maalmood ka dib waxa uu gool u dhaliyay West Ham kulankii ay ka badiyeen Bristol City.

Sharciga FIFA ayaa dhigaya in ciyaaryahan uusan u ciyaari Karin kooxdiisa haddii ay aheyd inuu qarankiisa u ciyaaro.

West Ham ayaase ka badbaaday in laga saaro tartanka FA Cup ka dib markii ay goolkiisa ku badiyeen waxaana bedelkii ganaaxaas lagu ganaaxay haatan 71 kun ginni.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook