Wiil Soomaali ah Oo ay Dileen Niman Cadaan ah oo lagu Aasay Oslo, Norway+ SAWIRRO+VIDEO

Maxamed Deeq Khadar Salaad Oo Ah Wiil Somaliya ah oo 22 jir ah kasoo lagu dilay todobaadkii la soo dhaafay xaafada Holmalia Norawy ayaa lagu aasay Qabuuraha Muslimiinta Ee Kvenner Oslo.
Wiilkan ayaa ku koray dalkan waxaa sida la Ogyahay Bolisku ay Gacanta ku hayaan laba NIn Oo walaalo ah Kuwaas Oo sheegtay inay ka danbeeyeen Dilka Wiilkan somaliga ah.
waxaana Socda baritan ay Cidanka bolisku ku daba Joogan sababta Loo dilay ,waxaana Aaskiisa dhacay si aad ah uga Qeybgalay Somali iyo Guud ahaan Muslimin kaloo ku Nool OSLO.

oslo oslo1 oslo3 oslo4 oslo5 oslo6 oslo7 oslo8 oslo9 oslo11 oslo99 oslo999 oslo9999 oslo99999 oslo999999

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook