Wiil Soomaali ah oo Rabay in uu ku biiro Ururka ISIS oo lagu qabtay New York +VIDEO

Wiilkan oo da’diisa lagu sheegay in uu yahay 19 jir ayaa laga soo qabtay isaga oo diyaaradiisa ka duuli rabto garoonk Diyaaradaha ee JFK ee magaalda New York.

wiilkan Soomaaliga ah oo daganaa Magaalada Minnesota ee dalka maraykanka ayaa wuxuu Bus ka soo raacay Magaaladiisa si uu uga duulo garoonka New York kadib markii uu akoonkiisa Twitterka ku soo qoray in uu aadayo dalka Siiriya si uu u noqdo naftii hure ka dhinac dagaalama kooxda Daacish.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook