opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xawaaladii Dagabshiil Ee Oslo Oo Labalaariyay +SAWIRO

Share

Xawaalada Dahabshiil Ee Norwey Oo Lagu Sookor Dhiyay Adeeg Cusub Kaaso Ah In Lakeenay Waxyaalaha Looyaqaan Cosmatic Oo Ah Waxyaalaha Lasku Qurxiyo ama jirka lamarsado haday ahaan laayeen kareemooyinka jirka ,kuwa madaxa ,madoobayso, jilciso iyo weliba kareeemooyin farabadan oo dadkuu aad ujecel yihiin.
xawaaladan oo marii hore lagu bilaabay dirista lacagaha ayaa hada sii balaaratay oo qeyb cusub lagu daray .
waxaana macaamiisha lala socodsiinayaa inay kasoogaaraan qeybtan oo cusub oo hada kujirta xiligii lajibinayay wax walba yaanan lagaa dhamaysan .
Balanteenu Waa Xawaladii Dahabshiil iyo Cosmatigeda Cusub.
Adresku waa Brugata 17 Xaafada GRønlad Ee Caasimada Norwey oslo

MAHADSANIDIIN

dahabshiil dahabshiil2 dahabshiil3 DAHABSHIIL4 dahabshiil5 dahabshiil6 dahabshiil7 dahabshiil8 dahabshiil9 dahabshiil99 dahabshiil999 dahabshiil9999 dahabshiil99999 dahabshiil999999 dahabshiil9999999

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “Xawaaladii Dagabshiil Ee Oslo Oo Labalaariyay +SAWIRO”

  1. khadro says:

    aad u u quruxbadan yahay dukaanka iyo xawdabo

  2. Hassan Sheikh Abubakar says:

    waxaa idinka maqan telephonka iyo saacadaha aad furantihiin sida xiliga shaqada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook