opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xidiga Nigel de Jong oo heshiis lagaarey kooxda Man United

Share

Xidiga khadaka ka dagaalama ee AC Milan Nigel de Jong ayaa lasheegayaa in uu heshiis lagaarey naadiga dalka England ee Manchester United isaga oo kubiiri doona marka uu dhamaado Xili Cayaareedkaan.

Nigel de Jong ayaa waxaa dhamaanaya qandaraaska uu Milan kula Joogo marka lagaaro bisha June ee Sanadkaan isaga oo sirasmi ah ugu wareegi doona Magaalada Manchester oo uu horay uga soo dheelay.

Xidigaan dalka Holland oo labo sano iyo bar kasoo dheelay Horyaalka Premier League,gaar ahaan kooxada Manchester City ayaa lasheegayaa in Maclinka ay isku dalka yihiin ee hogaamiya Red Devils Luois Van Gaal uu kadhaadhiciyey inuu dib ugu soo laabto England taas oo uu aqbalay.

AC Milan ayaan iyadu weli war kasoo saarin hadalkaan oo sirasmi ah ay maanta u daabaceen Warbaahinta dalka Holland oo soo xiganaya ilo wareedyo lagu kalsoonyahay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook