opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Yaya Toure oo Kamaqnaandoona Kulanka Barcelona

Share

Macalinka kooxda Barcelona Manuel Pellegrini ayaa sheegay in aysan haba yaraatee wax cabsi kaqabin kooxda Kubada Cagta Barcelona kulanka ay ladheeli doonaan Caawa Koobka Horyaalada yurub isaga oo aan wax weyn kasoo qaadin Maqnaashaha Xidiga qaarada Africa ee Yaya Toure.

Xidiga ugu wanaagsan qaarada Africa ee Yaya Toure ayaa ganaax kuseegi doona Lugta hore Wareega 16 ka koobka Champions League oo ay ladheeli doonaan Kooxdiisii hore ee Barcelona waxaana maqnaasha Cayaaryahankaan dad badani u arkaan dhabar jab in ay kutahay Kooxda Man City.

Laakiin dadka sidaa aaminsan waxaa Jawaab siiyey Macalinka kooxda Man City Pellegrini isaga oo shir Jaraa id kasheegay in kooxdiisu u diyaar garowdey kulankaas aadka u adag ee ay Barcelona laqaadan doonaan maqnaasha Yaya Tourana uusan wax dhibaato ah ku keeni doonin shaxda ay ladheeli doonaan Naadiga dalka Spain.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook