SAGAL HELP TO SELF HELP ORG OO DRAMEN KUQABATAY BARNAAIMJKA DHIRI GELINTA WAXBARASHADA +VIDEO+SAWIRO

Sagal Help To Self Help Ayaa Soqaban Qaabisay Barnaamij Xiiso Lahaa Oo Kusaabsan Dhiiringalinta waxbarashada dhaliyarada iyo caruurta soomaaliyeed ee kunool Drammen,oslo iyo nawaaxigeeda .
isdhaxgalka iyo shaqooyinka.
xaquuqda caruurta iyo sharciyada wadanaka aan joogno u yaala
dhaqanada xunxun,sida guurka laysku khasbo, guditaanka gabdhaha cabiidooda iyo dhibaatooyinkay keenaan.

Waxaana Kasooqeyb galay Soomaali Farabadan OO Kakala Yimid Meelo Badan Oo Katirsan Norwey, Dhamaan Dadkii Kasooqeyb galay barnaamijkaas dhiiri gelinta iyo Aqoon Kororsiga ahba Siweyn Ayay ula dhaceen sida loosoo aagaasimay Iyo Quruxda Halkaas Kamuuqatay.
Dadkii Halkaas Casharada Kasoojeediyay Waxaa Kamid Ahaa Xildhibaanad Faaduma Cali Madar Oo Kasheekaysay Sharciyada badbaadinta carruurta oo Af Norwegianka Noqonaya barnevern Iyo Guurka Qasabka Ah Waxa ay dowlada Norwey Sharci Ahaan Uga Yaal.
Sidoo kale waxaa halkas asna hadal qiimo leh kasoojeediyay Wahiib oo ah aabo soomaaliyeed oo kunool dramen ayaa kasheekeeyay sida uu wax kubartay iyo inuu bilaabay wax barashada isagoo weyn weliba caruurna leh, Caruurtii halkaas joogtayna usheegay inay fursad ay wax kubartaan haystaan loona baahan yahay inay kafaaidaystaan.
Sidoo kale Gaba gabadii Xaflada waxaa Sooxirtay Maamulaha Sagal Help To Self Help Org
Sada Ali Sahal Oo Siweyn Uga Mahad celisay kasooqeyb galayaasha iyo weliba siday u ilaaliyeen waqtiga iyo meelaha fog fog ay kayimaadeen Waxayna balan qaaday inay joogtayn doonto Barnaamijyada Noocaan Oo kale ah ee waxtarka uleh umada soomaaliyeed.

.

IMG_7890 IMG_7892 IMG_7893 IMG_7894 IMG_7895 IMG_7897 IMG_7898 IMG_7900 IMG_7901 IMG_7902 IMG_7904 IMG_7905 IMG_7906 IMG_7909 IMG_7910 IMG_7911 IMG_7913 IMG_7915 IMG_7916 IMG_7925 IMG_7926 IMG_7927 IMG_7928 IMG_7929 IMG_7933 IMG_7935 IMG_7937 IMG_7938 IMG_7939 IMG_7940 IMG_7943 IMG_7944 IMG_7946 IMG_7947 IMG_7948 IMG_7952 IMG_7966 IMG_7992 IMG_7994 IMG_7996

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook