Axmed Axmed Cabdisalaan oo Siweyn loogu soo dhaweyay Magalada Galkacyo +SAWIRRO

Waxaa Saaka Magaalada Cadaado ka anba baxay Wafdi balaaran oo uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweynaha Gobolada Dhexe Axmed C,Salaan Xaaji Aadan waxaana uu booqasho kumaray inta u dhaxay Cadaado ilaa Gaalkacyo halkaa oo dadka geedaanku siweyn ugu soo dhaweeyeen.
Musharaxa ayaa Meelaha lagu soo dhaweeyey waxaa kamid ahayd Deeganada Gelinsoor Bandiiradley Sadex Higlo Dagaari ilaa uu kasoo Gaaro Magaalada Gaalkacyo oo dadweyne aad u farabadan iyo Maamulka Galmidugba siweyn ugu soo dhaweeyeen.

Musharaxa iyo Wafdigiisa ayaa ugu damabayn Gaarey Magaalada Gaalkacyo kadib markii banaanka Magaalada ay uga hor yimaadeen dadweyne iyo Maamulka Gal Mudug waxaana uu lahadlay dadkii halkaa isugu yimid isaga oo uga mahad celiyey Soo dhaweynta balaaran ee loosoo sameeyey waxaana beri subax Xarunta madaxtooyada Gal Mudug lagu qaban doonaa Xaflada balaaran halkaa oo musharaxo kajeedin doono qudabdiisa ku aadan Ololohiisa.

DSCI5781DSCI5783

 

DSCI5789

 

DSCI5791

 

DSCI5796 - CopyDSCI5791DSCI5794 - CopyDSCI5794

 

DSCI5795 - Copy

 

DSCI5798DSCI5800DSCI5801DSCI5803DSCI5808DSCI5809

 

DSCI5810DSCI5812DSCI5813DSCI5826DSCI5827DSCI5828DSCI5829

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook