Daacish oo gacanta ku dhigtay Hub & Gawaawi Mareeykanka lagu farsameeyo +Sawiro

Daacish ayaa barta ay ku leeyihiin Internetka kusoo bandhigay Gawaari iyo Hub Mareeykanka lagu farsameeyo, kuwaasoo ay ka furteen Ciidamada Doowlada Ciraaq, kadib markii ay kala wareegeen magaalada Ramaadi ee Gobolka Anbaar.

Muuqaal ay soo galiyeen Youtubka ayaa waxaa ka muuqanaya Gawaarida dagaalka nuuca uu Mareeykanku farsameeyo oo ay kula dhex damaashaadayaan magaalada Fallujah.

Gawaaridan ayaa waxaa kamid ah Gaariga ay ciidamada Mareeykanka Caanka ku yihiin ee Humvees, sidoo kale waxaa kamid ah nuuca ciidamada qaada ee loo yaqaan MRAPS (Mine-Resistant, Ambush Protected).

151-1024x576 181-1024x576 191-1024x576 22-1024x576 32-1024x576 42-1024x576 62-1024x576 72-1024x576 111-1024x576 112-1024x576 141-1024x576

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook