Dood aan waxba la isku harin oo dhiiga ku karisay madaxda Jubbbaland+ Video

Dooddan uu qabtay TV Royal qaybtiisa Ingiriiska ayaa looga hadlay khilaafka barlamaanka iyo maamulka kmg ee Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe, waxaana lagu soo qaaday in sharciyan barlamaanka ay tahay in loo hogaansamo go’aankiisa, lana soo xulo gole wakiilo cusub oo matala dhmmaan beelaha dega goboladaas. Doodda waxa garwadeen ka ah Wariye Maxamed Yusuf.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook