Ergooyinka Shirka Cadaado Foodada Kasameeyay oo hadlay +Cod

Maanta waxaa Buuq iyo Dagaal uu ka dhex dhashay Ergooyinka ay soo Xuleen Guddiga Farsamada Maamulka loo sameenayo Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya,kuwaas oo ku jira Hoolka Kafaalo ee Magaalada Cadaado.

Qaar kamid ah Ergooyinka ka baxay Shirka ayaa sheegay in iyaga iyo Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ay isku Fahmi waayeen qaabka looga doodayo Dastuurka KMG ah ee Maamulkaasi uu yeelanayo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook