Gaalkacyo oo Lagu soo bandhigay Dastuurka uu yeelanayo Maamulka Gobolada Dhaxe si ay uga doodaan +Sawirro

Xubahaani Ka Socda Gudiga Farsamada ee Maamul usameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud islamarkana Maalintii shalay Soo Gaaray Magalada Gaalkacyo ayaa Maanta waxaa ay kulan looga Doodayay Dasuurka uu yeelanayo Maamulka Gobolada Dhaxe la qaatay qeybaha Bulshada ee Magalada Gaalkacyo

Gudiga Farsamada ayaa u qeybiyay Bulshadii ka soo qeyb Gashay kulan nuqula ka mid ah dastuurka si ay fikirkooda ugu biiriyaana maadama la filayo in ergooyinka ka qeyb galay shirka ay ansixiyaan

Goobta looga doodayay Dastuurka ayaa waxaa goob jooga ka ahaa Duqa dagmada Gaalkacyo siyasiinta iyo qeybaha bulshada reer Galmudug

Duqa Dagmada Gaalkacyo Bile Diini Cali ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan Qaadashada Magaca Galmudug

Iimaan Xasan Jimcale Jirow oo ka tirsan Gudiga Farsamada ee Maamul usameynta Gobolada Dhaxe ayaa sheegay in xaduuda maamulka gobolada dhaxe uu la wadaago ay tahay gobolka nugaal taasi o ah laba gobol halka kal hore maamulka Puntland uu sheegay in maamulka loo sameynayo gobolka iyo bar

12346789101113141617

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Gaalkacyo oo Lagu soo bandhigay Dastuurka uu yeelanayo Maamulka Gobolada Dhaxe si ay uga doodaan +Sawirro”

  1. waxan umaleynaya dadka hawiye in aay doqomo yihin,sababta aan ku’eri,waxay tahy mamulka lo dhisayo galgaduud iyo kunfurta mudug,waxay malin kasta aburayan xisad aan lobahnan,hadii aan bidhamiyo,gobalka mudug waa 4 degmo iyo magalada galkacyo,kasoo qad Xafad Baraxley waxa joga dad rer galmudug ah oo lasiyey xafadas si codsi ah ayey ku jogan meshas,waxay kale oo degan uleyihin 1Dagmada Hobyo,2Degmada Xarar-dhere,hadii aay dhulkoda mamul ka dhisanayan cid ku haysata majirto,in aay yirahdan Nugaal aya xudud no’ah Edabdaro iyo aabi soma’ah dhanka kale waxbadan ayaa arintan laga wada hadlay go’amana laga so saray,waxay shekadan ku so noqnoqonayso so doqonimo ma’ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook