GAAS oo Isku-shaandheyn kusameeyay golaha wasiirada Puntland: AKHRISO LIISKA +COD

Iskushaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada Puntland ayaa maalmihii ugu dambeeyay si wayn loo sugayay,waxaana Liiska wasiirada Lagasaaray Wasiiradda Waxbarashadda,Caafimaadka,Amniga, Maaliyadda iyo Wasaaradda Deegaanka,duurjoogta iyo Arrimaha Dalxiiska oo xilkooda waayay.

Akhriso isbadalka lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Puntland oo dhamaystiran.

 

Magaca Xilka Wasaaradda
Saalax  Xabiib  Xaaji jaamac Wasiirka Cadaalada ,diinta iyo dhaqancelinta
Cabdi  Xirsi Xirsi Qarjab Wasiirka Amniga  iyo DDR ta
Axmed Cilmi Cismaan Karash Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo D/hoose
Abshir Aw Yuusuf Ciise Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
Cabdulaahi Shiikh Axmed Wasiirka Maaliyadda
Cabdunuur Cilmi Maxamuud Wasiirka Kalluumeysiga iyo khayraadka badda.
C/raxmaan Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada ,Shaqaalaha iyo dhalinyaradda .
Maxamuud Xasan Soocade Wasiirka Warfaafinta ,Hidaha iyo Isgaarsiinta
C/laahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka badda
Faysal Cabdi Cali Gaas Wasiirka Dastuurka, Feedaraalka iyo Dimuqraadiyadda.
C/weli Xirsi Cabdulle Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
Cabdi  Cismaan Maxamed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
Shire  Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa
Cali C/laahi Warsame Wasiirka Deegaanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta
Dr. C/naasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka
Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
Aniiso C/qaadir Muumin Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska
Xasan  Xaaji Siciid Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada
C/rashiir Maxamed Xirsi Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook