Goolhaye lagu daray Liiska 10 ka Cayaaryahan ee ugu Goolasha badan kooxdiisa+ Sawiro

Goolhayaha kooxda Kubada Cagta Sao Paulo Rogerio Ceni ayaa lagu daray Liiska 10 ka Cayaaryahan ee ugu Goolasha badan Naadigaan dalka Brazil kadib markii uu dhaliyey Goolkiisii 128 aad ee uu dhaliyo intii uu u dheelayey Kooxdaan.

Rogerio Ceni oo hada ah 42 Jir ayaa kamid ah Goolhaye yaasha caalamka ugu Goolasha badan ayaa noloshiisa wuxuu u dheelayey kooxda dalka Braziil ee Sao Paulo wuxuuna Goolashaan ku dhaliyey intooda badan Rigoore ama Bulisyoon.

Rogerio Ceni ayaa Goolka uu uga mid noqdey 10 ka Cayaaryahan ee ugu Goolasha badan Kooxdan wuxuu ku dhaliyey Maanta Rigoore wuxuuna ahaa Goolka Guusha markii ay 3-2 uga badiyeen Santos.

2 3 4 5 6

Brazil's Ronaldhino is congratualted by goalie Rogerio Ceni (12) after a 1-0 win over Croatia in the Brazil v Croatia Group F World Cup soccer match at the Olympic Stadium, Berlin, Germany, Tuesday, June 13, 2006.  The other teams in Group F are Japan and Australia. (AP Photo/Markus Schreiber) ** MOBILE/PDA USAGE OUT **

South American champions Sao Paulo's captain Rogerio Ceni (L) shakes hands with European champions Liverpool's captain Steven Gerrard after winning the FIFA Club World Championship soccer final at Yokohama International Stadium, south of Tokyo December 18, 2005. Sao Paulo defeated Liverpool 1-0.   REUTERS/Issei Kato

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook