JAALIYADA HAWIYE EE NORWEY OO UDIGAY LIYUU BOOLIS +VIDEO

Jaaliyada Hawiye Ee Norwey Oo Baaq Dignin ah kasosaaray Gumaadka aywadaan Liyuu booliska Kililka 5aad.
waxayna sheegeen dagaalka hada kasocda kililka inuu yahay mid ladoonayo in lagu barakiciyo dad deegaan ah, isla markaasna looyeelo weji qabiil.
Suldaan C/Laahi Cismaan ayaa yiri dhul iyo xaaqin xaaqinkaa dhamaado dadkani waa dadkii dhulka degenaa marna lagama yaabo in laqaxiyo.
Suldaan C/Qawi ooasna hadlay ayaa yiri Dowlada waa inay arintaan kala hadasha adowlada itoobiya ee aysan isku masquulin nimnakaan cuqdada qabiil kabuuxda ee isticmaalaya shaarka maamulka kililka 5aad.
Ugu dambayntii waxaa asna kahadlay Duuliye Sare Shahar Cabdi Afrax oo yiri nimankan dagaal waxba kama yaqaanaan xiisuu kuhayaa dagaalka ee anagaa kasoodaalnayee nawaydiiyaa Haduu Faaiido leeyahay, wuxuuna kaga digay cawaaqib xumada ka imankarta dagaalkan hadii uu siisocdo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook