Jaaliyada Jubaland Ee Norwey Oo Kajawaabay Go aankii Baarlamaanka Somaliya Kuna Tilmaamay Waxba Kama Jiraan +Sawiro+ Video

Kulan looga soo horjeedo MOOSHINKII dhowaan uu Barlamanka dowladda federalka somaliya ka Keenay Mamulka kumeel gaarka ah Ee Jubbbaland ayaa lagu qabtay Magaalada Oslo Kulanaanoo ay soo Abaa buleen Jaaliyadda REER Jubba land Ee Norway ayaa lagu canbaareeyay MOOSHINKII sida ay sheegeen FOOSHA XUMAA Ee laga keenay iyadoo dadkii ka hadlay Madashan ku taliyeen in Mamulka JUBBA uu Isku Tashado kana tashto Aragtida iyo MOOSHIDA ay had iyo goor keenayaan kuwa ay kasocon la dahay DOWLADNIMADA somaliya.

IMG_8999 IMG_9003 IMG_9005 IMG_9006 IMG_9009 IMG_9010 IMG_9012 IMG_9013 IMG_9014 IMG_9015 IMG_9016 IMG_9017 IMG_9018 IMG_9019 IMG_9021 IMG_9023 IMG_9024 IMG_9026 IMG_9027 IMG_9029 IMG_9035 IMG_9037 IMG_9038 IMG_9039 IMG_9041 IMG_9049

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

3 thoughts on “Jaaliyada Jubaland Ee Norwey Oo Kajawaabay Go aankii Baarlamaanka Somaliya Kuna Tilmaamay Waxba Kama Jiraan +Sawiro+ Video”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook