Juventus oo magacaabatay Cayaaryahanada u dheeli doona Finalka champions league

Kooxda Kubada Cagta Juventus ayaa ku dhawaaqday Cayaaryahanada uga qayb geli doona Finalka Koobka Horyaalada yurub oo dhici doona Maalinka Sabtiga ah ee bishu ku beegantahay 6 da.

Hadaba Macalinka Juventus ayaa kareebay Magacyada uu Maanta soo saaray daafaca Giorgio Chiellini kaas oo laxaqiijiyey inuu dhaawac kuseegi doono Cayaartaan oo ah mid aad ugu baahan daafac waardiye adag kaqabta Xidigaha Weerarka Barcelona ee kala ah Neymar Messi iyo Suarez.

Badalka Giorgio Chiellini waxaa dheeli doona daafaca 34 jirka ah ee lagu magacaabo Andrea Barzagli.

Magacyada u dheeli kara Juventus.

Juventus squad to face Barcelona: Buffon, Ogbonna, Pogba, Pepe, Marchisio, Morata, Tevez, Coman, Llorente, Barzagli, De Ceglie, Bonucci, Padoin, Pirlo, Vidal, Lichtsteiner, Sturaro, Storari, Matri, Evra, Rubinho, Pereyra.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook