Maareeyihii Shabakada 2aad Ee Ugu Balaadhan Xidhiidhka Bulshada Dunida Ee Twitter Ka, Oo Is Casilay +Video

Maareeyihii shirkada leh shabakada labaad ee ugu Badan xidhiidhka bulshada ee Twitter ka, Dick Costolo ayaa iska casilay xilkii hogaaminta Twitterka oo uu muddo toban sanadood ah uu hayay, loona tiriyo horumarka Twitter ku gaadhay.

Mr. Dick Costolo ayaa sababta keentay inuu iska casilo maamulkii Twitter ka, wax ka saaray dhaqaalo xumo ku habsatay shabakadooda, taas oo yaraysay koriinkii iyo horumarkii ay ku talaabsan lahaayeen, waxaanu si gaar ah uga cawday, maal gashi aan jirin, ninkan oo ka mid ah aasasayaashii Twitter ka ayaa ka sii mid ahaan doona, hogaaminta shabakadaas, oo la sheegay in deg deg loo buuxin doono, xilka uu iska casilay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Maareeyihii Shabakada 2aad Ee Ugu Balaadhan Xidhiidhka Bulshada Dunida Ee Twitter Ka, Oo Is Casilay +Video”

  1. mukhtaar says:

    doqon cano ka dhargtay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook