Maxamed Cali Ameriko Oo Siweyn Loogusoodhaweeyay Oslo Norwey +Sawiro+ Video

Waxaa Maalintii Shalay Caasimada dalka Norwey Ee Oslo Lagu Qabtay Xafalda Balaaran Oo Lagusodhaweynayay Safiirkii Hore Ee Somaliya Ufadhiyay Magaalda Nairobi Ee Dalka Kenya .
Maxamed Cali Ameeriko Oo Maal mahaanba booqashooyin kumarayay wadamadan Skandinevianka Laysku Yiraahdo Ee Norwey, Swden Iyo Denmar.

Xafladii Shalay Lagu soodhaweynayay safiirkii hore ee Nairobi Cali Ameeriko Waxaa kasooqeyb galay Rag caan ah oo ay kamid ahaayeen Qoraaga Sare Ee Nuuradiin Faarax oo asna maalmahaan Oslo Joogay, iyo Cabdicasiis Xildhibaan Oo Asna Ah Qoraa Wax Badan Kaqoray Arimaha Somaliya iyo caalamkaba.
Xaflada Ayaa Kubilaabatay jawi farxadeed oo aad usareya markii uu soogalay Halkay Xafladu Kadhacaysay Ayaa lagu soodhaweeyay Hees shirib ah oo Isaga Loosameyay Taasoo Fikradeedu Lahaa Abwaanka Shiribka Xuseen Madoobe ,Dadka Qaarna Uyaqaanaan Shaaciye, Waxana Heesta Qaadayay Boqorka Shiribka Xuseen Nuuriyoow.

Dadkii Halkaas Kahadlay Dhamaan waxay isku raaceen inCali Ameeriko Mudan yahay in lasheego waxqabadkiisa laguna abaal mariyo Xilkii uu hayay mid kaweyn.

1IMG_8590IMG_8591IMG_8594IMG_8595IMG_8600IMG_8602IMG_8603IMG_8605IMG_8606IMG_8607IMG_8608IMG_8610IMG_8611IMG_8614IMG_8616IMG_8617IMG_8624IMG_8627IMG_8628IMG_8635IMG_8637IMG_8640IMG_8641IMG_8642IMG_8643IMG_8644IMG_8646IMG_8647IMG_8648IMG_8649IMG_8650IMG_8651IMG_8652IMG_8653IMG_8656IMG_8657IMG_8658IMG_8660IMG_8662IMG_8663IMG_8665IMG_8666IMG_8667IMG_8675IMG_8676IMG_8677IMG_8678IMG_8680IMG_8684IMG_8692IMG_8693IMG_8695IMG_8696IMG_8702IMG_8704IMG_8706IMG_8713IMG_8715IMG_8716IMG_8717IMG_8718IMG_8719IMG_8720IMG_8722IMG_8723IMG_8724IMG_8727IMG_8728IMG_8732IMG_8733IMG_8734IMG_8739IMG_8746IMG_8747IMG_8751IMG_8754IMG_8758IMG_8760

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook