Musharaxa Bashiir Diiriye oo Soo gaaray cadaado +Sawirro

waxaa soo gaaray magalada Cadaado ee ah halka uu shirku ka socdo Musharaxa Bashiir diiriye oo ka mid Noqonaya Tiro Musharixiin ah oo u taagan Qabashada Xilka Gobolada dhexe
Musharaxa ayaa waxaa siweyn loogu soo dhaweyay Qaar ka mid ah Masuuliyiinta maamulka Ximan biyo Xeeb iyo dad weyne kale Musharaxa ayaa sheegay Sidii Caadiga ahaadba in hadii uu xilka ku Guleysto la Dareemidoono is badal dhaxal gal ah.
DSC04752DSC04753DSC04754DSC04755DSC04768DSC04769DSC04756DSC04758DSC04759DSC04762DSC04764DSC04767DSC04757

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook