Xaliimo yaree:dad yar ayaa buqay wana la xaliyey +Cod

Gudoomiyaha Gudiga Farsamo Ee Maamul u sameenta Gobalada Galgaduud iyo Mudug(Galmudug ) Mrs Xaliimo yareey ayaa sheegtay in magac Dawlada loo dhisayo Mudug iyo Galgaduu uu san mugdi ku jirin gudiguna ay soo bandhogeen kas oo ah Magaca Galmudug State oo aqoonsi caalamiya helay.

Gudoomiye Xaliimo waxa ay shegtay in gudiga Farsamo iyo ergaduba ay shaqoodii caadiga ahayd wataan laakin dad yar shalay ay sawaxan kacsheen lana qanciyey shaqda ergaduna ay tahay in ay meel mariyaan laakin horay looga dooday Magaca Galmudug sidaasna uu uga soo gudbay ka doodid.

Qaar ka mida Ergada xaraysan oo warbaahinta la hadlay waxa ay dhankoda waxba kama jiraan ay ku tilmaameen in shalay foodo kooban ay ka dhacday Hoolka shrarka Magaalada Cadaado Ee Madashada shirka.

Xaliimo yareey waxa ay ka digtay in foodo la sameeyo cidii sameysan laga qaadi doono tilaabo sharciga waafaqsan ” uma dulqadan doono in dad yar ay hdibaato noo horseedaan dib u dhac kii hore ayaa nuugu filan” ayey sii raacisay Gudoomiye Xaliima.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook