Tom Cleverley oo Wayne Rooneey iyo Cayaaryahano kale kucasuumay Arooskiisa +Sawiro

Xidiga Manchester United ee lagu magacaabo Tom Cleverley ayaa arooskiisu kadhacay gudaha dalka England waxaana Arooskaas lagu casuumay qaar kamid ah Cayaartoyda Kubada Cagta ee ay Saaxiibka dhaw ahaayeen sida Wayne Rooneey iyo Xaaskiisa oo goobta soo gaarey.

Tom Cleverley ayey is arooseen Gabar lagu magacaabo Georgina Dorsett gabadhaas oo ay mudo dheer wada socdeen waxaana Arooskaas lasheegayaa inuu ku baxay qarash aad u farabadan.

Xidiga 29 Jirka ah ee Tom Cleverley ayaa Aroosey Gabdhan oo Barnaamij soo saare ka ahyd mid kamid ah TV yada dalka England waxaana sidoo kale Goobta Arooskiisu kadhacay tegay Cayaartoy ay kamid yihiin Danny Welbeck iyo Xidig u dheela Hull City Alex Bruce.

baremedia - georgina cleverley with new husband tom cleverley at claridges

baremedia - georgina dorsett leaving claridges hotel to her wedding to tom cleverley - min fee applies contact robin prior to use

jkpix wayne rooney and coleen rooney at tom clevery and georgina dorsetts wedding

baremedia - rochelle humes bridesmaid to georgina dorsett leaving claridges

jkpix danny welbeck at georgina dorsett and tom cleverlys wedding

jkpix georgina dorsett and tom cleverly getting married at st georges's hanover sq london

baremedia - georgina dorsett leaving claridges hotel to her wedding to tom cleverley - min fee applies contact robin prior to use

jkpix wayne rooney and coleen rooney at tom clevery and georgina dorsetts wedding

baremedia - georgina dorsett leaving claridges hotel to her wedding to tom cleverley - min fee applies contact robin prior to use

jkpix georgina dorsett and tom cleverly getting married at st georges's hanover sq london

jkpix georgina dorsett and tom cleverly getting married at st georges's hanover sq london

jkpix rochelle humme  at georgina dorsett and tom cleverlys wedding

jkpix georgina dorsett and tom cleverly getting married at st georges's hanover sq london

baremedia - georgina cleverley with new husband tom cleverley at claridges

jkpix georgina dorsett and tom cleverly getting married at st georges's hanover sq london

jkpix georgina dorsett and tom cleverly getting married at st georges's hanover sq london

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook